Faahfaahin Howlgalka Midowga Yurub ee Geeska Afrika oo qabtay 6 Soomaali ah
Intii aan joogay Seychelles, waxaa la ii qabanqaabiyay in aan dushiisa tago markab dagaal oo uu Talyaanigu leeyahay oo ka tirsan Howlgalka Atlanta ee ciidammo badeed oo Midowga Yurub ay Badweynta India...
View ArticleCanada iyo Ireland waa Saaxiibbadeen
Wasiirka Socdaalka ee Canada, Axmed Xuseen, ayaa caawa ka wadahadalnay xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Canada.Wasiirka oo telefoon igula soo xiriiray, waxaan uga mahadceliyay taageerada Canada ay...
View ArticleDoodihii Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed (Toban Qeybood)
Arday aan Jaamacadda Ummadda kula hadlay 2017Waa doodo siddeetamaadkii ka dhacay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo u dhexeeyay ardayda Jaamacadda, Macallimiinta iyo aqoonyahanno kale oo dhinac ah iyo...
View ArticleTaariikh ku saabsan Toban Geeriyootay
Axmed - Kismaayo, Soomaali sharfan iskuna kalsoonAxmed Maxamed Cali Axmed-Kismaayo oo in badan ahaa weriye u shaqeeyay Radio Muqdisho, Wargeyska Riyaaq oo uu isagu ka ahaa tifatire iyo Idaacadda BBC oo...
View ArticleAfar Milyan oo Mahadcelin
Qormooyinka bloggeyga waxaa la akhristay 4 milyan oo jeer oo hal milyan oo ka mid ah la akhriyay sagaalkii bilood ee sannadkan ugu dambeeyay.Waan kuu mahadcelinayaa akhriste kastow. Waan kaaga...
View ArticleHambalyo 2018 Howlwadeennada Arrimaha Dibaddow
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Boqorka SucuudigaWaxaan hambalyo u dirayaa Agaasimayaasha, Danjirayaasha, diblomaasiyiinta iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...
View ArticleJawaabta Xil-ka-Qaadisteyda
Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku jooji.Maaddaama aad akhriska sii wadday waxaan u arkaa in aad dooneyso in aad dareenkeyga...
View ArticleIla soo dhowee Cawad, Wasiirka Cusub ee W. A. D.
27 Sano markii ugu horreysay een Xil Wasaaradeed wareejiyoWaxaa sharaf ii ah oo aan ku faraxsan ahay in aan maanta xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo ISkaashiga Caalamiga ah aan ku...
View ArticleKaddare: Waan Ceeboobay!
Xuseen Shiikh Axmed Kaddare oo ahaa dhaqan yaqaan ayaa beri Radio Muqdisho ka sii deyn jiray Barnaamij toddobaadle ah oo ku saabsan Dhaqanka.Kaddare AUN wuxuu ahaa hadalyaqaan, caqli u saaxiib ah....
View ArticleSidaad Doontid Yeel Maaha
Saxaafadda, siiba saxaafadda bulshada sida Facebook, ayay dad badani ku dhaliilaan sida ay dadka qaar u adeegsadaan, nooca iyo qaabka wararka ay soo dhigaan iyo faallooyinka ay ka bixiyaan waxa la soo...
View ArticleTaxanaha Maxaabbiistii Dagaalkii 77 – Taariikh koooban
Mengistu oo garab taagan CastroSoomaaliya iyo Ethiopia waxaa dhex maray dagaal qaraar oo billowday sannadkii 1977. Waxay ahayd xilligii dunida uu ka jiray dagaalkii qaboobaa ee u dhexeeyay Midowga...
View ArticleSarkaalka Goobta ee ICRC
Sarkaalka Goobta ee ICRCTaxanaha Maxaabbiistii Dagaalkii 77 - Qaybta LabaadFIAT 127Sannad ka hor ayaan soo dhammaystay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Weli ma guursan. Waxaan hadda u shaqeeya Bankiga...
View ArticleSuleymaan iyo Walaakiis - Taxanaha Maxaabiistii 77 - Qaybta Saddexaad
Maalin uu xafiiska ICRC ka xumaaday mashiinka lagu sawiro dokumentiga, ayaan xilli qiyaastii kowdii duhurnimo ay dhaaftay waxaan tegey xarun wax laga sawiro oo ku taallay hotel Shabeelle...
View ArticleCaliyaale iyo Naar Weyne - Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Afraad
Waxaan dhowr jeer tegey tuulada Caliyaale oo qiyaastii 15 u jirta Muqdisho. Waddada Balac ayay ku taallaa inta u dhexeysa Ceel Cirfiid iyo Garas Bintow. Waxaan raadinayay Cabdullaahi Bashiir oo...
View ArticleHalxiraalaha Xannaanada Xoolaha – Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Shanaad
Sawirkani waa tusaale. Ma ahan Soomaaliya.Markii farta la iga saaray liiska maxaabbiista, warbixin kooban ayaa la iga siiyay dadka qaar nawaaxiga Muqdisho ay heliddoodu adkaatay. Waxaa ka mid ahaa nin...
View ArticleTaxanaha Maxaabbistii 77 - Qaybaha I - V
Taariikh Kooban - Qaybta KoowaadWaa billowga taxane ku saabsan khibradda aan ka helay howshii maxaabbiista Dagaalka ee Soomaaliya iyo Ethiopia kala qabsadeen 1977. Howlo samafal ah oo iyaga ku saabsan...
View ArticleBeen-abuur - Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Lixaad
Xiintooy, Jowhar.Raadinta ehelka maxaabbiista Soomaalida ee ku jiray xabsiyada Ethiopia, ka dib markii lagu qabtay dagaalkii 1977, waxaa ka shaqeeynayay dad qaarba mar ku soo biiray. Xafiiska ICRC ee...
View ArticleBeled Weyne - Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Toddobaad
ICRC waxay Geneva ka soo magacowday 1987 Richard Anderegg oo ah Madaxa ICRC ee Soomaaliya. Waa nin firfircoon, howsha samafalkana sida diin oo kale u aamminsan. Cidna aan ka gabban marka ay baahi...
View ArticleMatabaan ilaa Berbera - Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Siddeedaad
Beled Weyne ayaan goor subax ah ka baxnay. Waxaan tagnay barta ciidanku fadhiyo ee lagu baaro baabuurta ee loo yaqaan Centoquindice oo ah 115 oo af Talyaani ah, waxaa loola jeedaa in ay 115 km u jirto...
View ArticleHargeysa - Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Sagaalaad
Berbera jawigeeda dabiiciga ahi ima soo jiidan. Berigaas noloshu weli ima barin oo khibrad uma lihi ku noolaashada dhul aad uga kulul ama aad uga qabow magaalada Muqdisho.Kaba darane waxaan aad u...
View Article