Quantcast
Channel: Yusuf Garaad
Browsing all 305 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Soomaaliya

Hambalyo Soomaali oo dhan. 1-da July, waa maalinta Madaxbannaanida Gobollada Koofureed iyo israaca Woqooyi iyo Koofur Soomaaliya.Waxay ku soo beegantay bil barakeysan, waa Ramadaan. Aan u duceyno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aragti Aristotle

Doodda saxda ah ee ku dhisan xaqiiqadu ma ahan mid mar kasta ay dadku u riyaaqaan ama aqbalaan. Sababta oo ah dadka go’aankooda waxaa saameeya waxyaabo badan.Aristotle oo dhashay 384 sano Nebi Ciise...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Cadde oo Moscow u ambabaxaya

Bisix Gen. Muuse, Wasiir Cabdulqaadir, Danjire CaddeWaxaan caawa ka qeyb galay Xaflad lagu sagootiyay looguna duceeyay Danjire Cabdullaahi Warsame oo dhowaan ka howlgelaya magaalada Moscow.Danjire...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Cadde oo Moscow u ambabaxaya

Bisix Gen. Muuse, Wasiir Cabdulqaadir, Danjire CaddeWaxaan caawa ka qeyb galay Xaflad lagu sagootiyay looguna duceeyay Danjire Cabdullaahi Warsame oo dhowaan ka howlgelaya magaalada Moscow.Danjire...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cameron iyo Erdoğan, laba Saaxiib oo Soomaaliya

David Cameron (bidix) iyo Recep Tayyip Erdoğan waa laba hoggaamiye oo siyaabo kala duwan wax u taray Soomaaliya.Erdogan saddex booqasho oo rasmi ah ayuu ku yimid Soomaaliya wuxuuna ka hirgeliyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageeray Tuk Tuk

Bajaaj gadoodday, New Delhi.Tuk Tuk, Saddex-Lugooleey, Bajaaj, Bajaay iyo Rickshow midka aad doonto ugu yeer. Waa Taksi riqiis ah oo caasimado badan laga adeegsado. Mana ahan wax ceeb ama khatar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageeray Tuk Tuk

Tuk Tuk, Saddex lugooleey iyo Bajaaj midka aad doonto ugu yeer. Waa Taksi riqiis ah oo caasimado badan laga adeegsado. Mana ahan wax ceeb ama khatar wada.Muqdisho waxaa laga adeegsan jiray kala-roorkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Cameron iyo Soomaaliya

No 10 Downing Street, London 2012David Cameron waxaa uu maanta Guddoominayaa shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada.Waxaa uu sheegay in uu xilka ka degi doono Arbacada berri ah.Sawirku waa mar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Cameron iyo Soomaaliya

No 10 Downing Street, London 2012David Cameron waxaa uu maanta Guddoominayaa shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada.Waxaa uu sheegay in uu xilka ka degi doono Arbacada berri ah.Sawirku waa mar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Cameron iyo Soomaaliya

10 Downing Street, London 2012David Cameron waxaa uu maanta Guddoominayaa shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada.Waxaa uu sheegay in uu xilka ka degi doono Arbacada berri ah.Sawirku waa mar aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamadda Hague oo bad ka xukuntay Shiinaha

Waa go'aan ku saabsan degaan aad uga fog Soomaaliya. Laakiin maadaamada Maxkamadda Hague ay taallo dacwad Soomaaliya ay gudbisay, waa ay ila mudan tahay in aan u dhug yeelanno go'aankan.Maxkamadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Doorashada

Waxaan u habalyeynayaa Cumar Cabdulle oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada. Cumar waa garyaqaan mar noqday Garsoore Maxkamadeed ka hor kala-roorkii, muddo dheer wuxuu la soo shaqeeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cayaaraha Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

July 2016Sport waxaa loo qabtaa si loo dhiirri geliyo isdhexgalka bulshada. Waxaa shaqo loogu abuuraa cayaartooyda, macallimiinta iyo tababbarayaasha, Madaxda iyo maamulayaasha iyo inta kale ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koomadii ma ka soo baxday? Mise...

Falku wuxuu ka dhacay Garoonka KoonisWaxaan dhegeystay weraysi laga qaaday dhibbane la miyir beelay dhib uu sarkaal booliis ahi gaarsiiyay. Dhibbanuhu wuxuu weriyaha u sheegay in uu “Kooma” galay,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaraxa Maanta ka dhacay Muqdisho

Qarax MaantaDad saaka guryahooda nabad uga soo toosay, dagaal aan aadin ee u soo baxay in ay carruurtooda quud xalaal ah u soo qaraabtaan ayaa subaxnimo hore naftooda la gooyay. Waxaa dilay lana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hillary, Haweenka iyo Hoggaanka

Hillary ClintonXisbiga Dimuqraaddiga ee dalka Mareykanku wuxuu sameeyay taariikh. Wuxuu xalay u doortay Hilary Clinton in ay noqoto murashaxa xisbiga ee doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee 2016. Waa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yam Yam yeen "Soomaali baan Ahay"

Cabdulqaaddir Xersi Yam Yam oo ahaa hal-abuur iyo mufakir, Allah ha u naxariistee wuxuu tiriyay hees la yiraahdo Soomaali baan ahay oo xikmad weyn xambaarsan ka sokow faanka iyo gooddiga Soomaalinnimo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qooto Qooto

Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa. Waa sarbeeb haddana erayadeeda qaarkood waa ay qayaxan yihiin.Beryahaan waxay dhex wareegeysaa dhallinyarada oo hees ahaan u jecleystay iyo dad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mahad iyo Sharmaarke

Waxay ahayd maalin weekend ah oo aan shaqada ka nasanayo. Bartamaha ayaan uga jirnay xilliga kuleylaha ee hawada Yurub ay wanaagsan tahay, sannadkuna waa 2007. Magaalada hoose ee London ayaan qof la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Subax kasta Soddon Dayaaradood

Duullimaadyada maalin walba yimaada Soomaaliya ee ka yimaada Kenya waxaa ay tiradoodu celcelis ahaan kor u dhaaftaa 30. Qaarkood waa rakaab cammiran, qaarna waa xamuul. Ilo xog ogaal ah ayaa ii sheegay...

View Article
Browsing all 305 articles
Browse latest View live