Quantcast
Channel: Yusuf Garaad
Browsing all 305 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqal Sare xilligiis Lama Joogo

Saddex sababood dartood waxay iigu muuqataa in aan la joogin xilligii la dhisi lahaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka.Qaabka la go’aansaday in loo dhiso Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu lid ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dil Weriyayaal 1991

Wasaaradda WarfaafintaWaxaan mar kale ka xasuusannay dilka weriyayaasha. Waxaan u duceynay weriyayaal badan oo al Shabaab ay dishay. Qaarkood shaqo toos ah ama mid dadban ayaa na dhex martay sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood

Qormadan akhri haddii aad tahay qof maskax furan, fikirkiisa xor u ah, awoodna aad u leedahay in waxa ay hadda kula tahay aad wax ka beddeli karto haddii lagu soo hor dhigo dood maangal ah oo xisaab...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UK oo ka digtay tegitaanka Soomaaliya

Xafiiska Arrimaha Dibadda ee UK ayaa dadka Britishka ah uga digay in ay u socdaalaan Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland, marka laga reebo magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, kuwaas oo iyagana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caanaha Soomaaliya xaggee mareen?

Waxaan ka mid nahay dalalka adduunka ugu badan dhaqashada xoolaha - ari-cad, ido, lo' iyo geel. Gaar ahaan waxaa lagu tilmaamaa Soomaaliya in ay adduunka ugu geel badan tahay.Hadda ka hor aniga oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Istanbul Partnership Forum on Somalia 2016

COMMUNIQUE Ministerial High‐Level Partnership Forum Istanbul 23‐24 February 2016As received from Villa Somalia1. Representatives from 46 countries and 11 international organisations gathered in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sankara

Thomas Sankara oo siddeetameeyadii Madaxweyne ka noqday Upper Volta oo isagu u bixiyay Burkina Faso, dalka dadka toosan, wuxuu mushaarkiisu ahaa $450 bishii. Wuxuu diiday in xafiiskiisa la geliyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garo Geesigaaga

Waxaan qirayaa geesinnimada ciidankii naftood hurayaasha ahaa ee baabuurtii qaraxyada siday fashiliyay daqiiqadihii ugu dambeeyay inta aanay gaarin bartilmaameedka ay doonayeen in ay qarxiyaan Jimcihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasadi waa Maxay? Jawaabta Cabdi Muxumed Amiin

Cabdi Muxumed Amiin oo ahaa mufakir, hal abuur, bulsho kiciye, jilaa iyo jabhad ayaa hadda ka hor gabay dheer oo uu tiriyay waxaa ka mid ahaa qeyb uu ku kala caddeynayo waxa aanay siyaasaddu ahayn iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ganacsato iyo Mukhallasiin Siyaasadeed

Ganacsato waxaa jira mar haddii waxa ay damceen ay helayaan aan dan ka lahayn dadka iyo dalka. Dan aan ka lahayn sida iyo meesha ay ka helayaan heshiiska iyo cidda ay la gelayaan.Waxaa indho tiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amnigu Qori ka Qara Weyn

Waddo Hargeysa laga dhisayoWaa habeen. Waa Hargeysa. Waa bilihii ugu dambeeyay sannadka 1990. Annaga oo dhowr ah oo howl samafal u soconna ayaan wadannaa gaari 4x4. Mugdiga iyo burburka waddada waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Digaagga iyo Ukunta

Ma ogtahay digaagga lagu cuno makhaayadaha waaweyn ee Muqdisho iyo Hargeysa in laga keeno Brazil asaga oo xargagay?Mase ogtahay in ukunta lagu cuno Hargeysa laga keeni jiray Yemen?Markii Yemen dagaal...

View Article

Ku-Simayaasha ku-Simayaashooda

Qormadani waxay ahayd 27 Febraaryo 2016Madaxweynuhu wuxuu dalka uga maqan yahay safar shaqo. Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dastuurku sida uu qabo ku sime u noqon lahaa isaguna dalka shaqo ayuu uga maqan...

View Article


Kaalintaada Samatabixinta Soomaaliya

Haddii adiga oo kara aad gacmaha ka laabato Soomaaliya. Haddii aad la bakhiisho jeebkaaga. Haddii aad goosato in aan wakhti kaa gelin. Haddii aad ka baaqsato in aad talo ku darsato. Haddii aad ka...

View Article

Shabaab waa Halis hadda taagan

Bishii Juun ee 2015 ayay ahayd markii Madaxweynaha Uganda uu sheegay in Shabaab la jebiyay. Marar kale oo badan waxaan Madax Soomaaliyeed, AMISOM iyo Madax kale aan ka maqalnay Shabaab waa laga...

View Article


Oraahda Voltaire

Maanta baraheyga saxaafadda bulshada qaarkood waxaan ku soo bandhigay oraah uu leeyahay Voltaire oo ah qoraa, taariikhyahan iyo filasoof Faransiis ah oo noolaa 1694 - 1778.Dad badan ayaa aragtidaas ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Danjirayaasha Cusub

Hambalyo diirran ayaan u gudbinayaa dhammaan Danjirayaasha Soomaaliya ee maanta uu magacaabay Golaha Wasiirradu. Waxaan u wada rajeynayaa in ay ku guuleystaan xilalkooda, korna ay u qaadaan danaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Middi Caag ayaa beddeshay Middi Bir ah

Waxaan bogaadinayaa Maamulka Gegida Dayaaradaha Adan-Cadde ee Muqdisho, inta ku luh amniga gegida iyo maamulka makhaayadda gegida oo middiyaha makhaayadda u beddelay kuwo caag ah si loo dhimo khatarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali-Muddiir, Macallinkii Dhallinyarada AUN

Cali Sh Axmed "Cali-Muddiir"Cali Shiikh Axmed, oo loo yiqiin Cali-Muddiir oo sida magaciisa ka muuqata Macallin Iskuul ka ahaa Soomaaliya muddo aad u dheer ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faanka Soomaalida London

Xalay waxaan London uga qeyb galay munaasabad Soomaaliyeed oo la igu casuumay oo lagu qabtay Church House oo ah goob shirarka iyo xafladaha heerka sare ah lagu qabto. Hey'ado iyo shakhsiyaad...

View Article
Browsing all 305 articles
Browse latest View live