Quantcast
Channel: Yusuf Garaad
Browsing all 305 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marti kama ahaan Karo

Mas’uul sare oo ka tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ethiopia ayaa mar aan socdaal shaqo ku tegey Addis Ababa waxaa uu ahaa sarkaalka loo xil saaray in uu iga warqabo si kulammada iyo wareysiyada...

View Article


Xafladda ama Xabaasha?

Gaalkacyo waxaa deggan intii degganayd dagaalka ka hor oo laga reebay inta xabbadda ku dhimatay. Heshiis ayaa dhacay. Raashin macaan ayaa la wada cunay ayada oo la sheekeysanayo. Sawirro badan ayaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shanta Soomaaliyeed

DjiboutiIn muddo ah ayaan da’yarta aan Soomaaliya ku arkay waxaan qaar badan oo ka mid ah weydiinayay in ay maqleen wax la yiraahdo shanta Soomaaliyeed. Kuwii aan la kulmay oo dhan, wiilal iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar iyo Bar

Bole, Addis AbabaBishii Sebtember 1999 ayay ahayd markii Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo xilka hayay dhowr bilood uun, uu ka istaagay magaalada New York shirka Golaha Guud ee QM...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Misaanka Afar iyo Bar

Dhaliisha 4.5 Si kooban 4.5 waa nidaam qabiil, waa hayb, waa simid dad aan isla tiro ekeyn. Waa wax isugu darid dad aan isku degaan iyo fikir toona ahayn. Waa in aqoonyahanka iyo waxgaradku ay u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Dhallinyaro

Waxaa galabta sharaf ii ah in aan ka qeyb galo kulan dhallinyaro oo kooban oo aan rasmi ahayn oo isugu jiray isbarasho, dood, wada sheekeysi iyo xog kala qaadasho.Dhallinyarada oo isugu jirtay wiilal...

View Article

Hoos ha loo Faraxasho

Waxaan Saxaafadda ka dhegeystay Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir oo ka cabanaya Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir.Guddoomiyuhu wuxuu sheeganayaa in Taliyuhu uu isaga u gacan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aragtida Wasiir Nuur Faarax ee Somaliland

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Nuur Faarax, ayaa mar uu booqday magaalada London wuxuu hadallo cad cad oo aan gabbasho lahayn u jeediyay beesha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho Disembar 2015

Muqdisho waxaan ka dhoofay Disembar 1990 ka dib markii aan Laanqeyrta Cas uga soo shaqeeyay Berbera, Hargeysa, Burco, Beer, Borame iyo gobolka Awdal degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan ilaa Weeraar....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cawke

Sannadkan 2015 waxaan bloggeyga ku qoray 99 warbixinood oo xambaarsan macluumaad kala duwan. Qormadeyda boqolaad ee 2015 waxaan u hibeeynayaa Allah ha u naxariistee Axmed Xasan Cawke.Saaxiibkeey Cawke,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muslimka iyo Yuhuudda India

Mohammed oo mas'uul ka ah Synagogue ku taalla KolkataIndia, inkasta oo khilaaf ba’ani uu marmar ka dhex dhaco, haddana dadka India ee diimaha kala duwan waxaa ku badan dulqaadka. Magaalada Kolkata oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farriimo Mahadcelin ah

2015 waxaan bloggeyga ku qoray 100 maqaal oo xambaarsan macluumaad kala duwan oo aan ugu talo galay soo ifbixin waxyaabo dahsoonaa ama sida loo arkayay dhinac aan ahayn aan ka eegay, dhiirri gelin in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geerida Mascuud

Allah ha u naxariistee waxaa caawa qabri u hoyanaya walaalkeen Maxamed Cabdi Mascuud. Ilaahow Janno ugu bishaaree. Wuxuu ahaa nin dhallinyar, dabeecad wanaagsan, xushmad badan, bulshaawi ah sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Min 4.5 ilaa Qof iyo Cod

Haddii loo fekero anigu maxaan helayaa, ama reerkeygu muxuu helayaa waa mid aan isku dan la ahaan karin. Waxaa ka habboon in la garto in danta shakhsiga ah iyo danta reerku sida keliya ee xalaasha ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aayaha Soomaaliya mise Aayaha Koofurta?

Soomaaliland yaa uga wakiil ah ama ku matalaya madasha Kismaayo? Haddii ay Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya ee Kismaayo ku shiraya oo kulligood reer Koofureed ah ay keligood...

View Article


4.5 yaan loo beddelin 4.0

Beelaha Soomaalida ee loo bixiyay 0.5 waxay degaan dalka oo dhan. Yaa ii sheegi kara Dowlad Goboleed ay Madax ka yihiin ama xataa ku Xigeen?Iskaba daa Dowlad Goboleed. Yaa ii sheegi kara Gobol ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cidna ha ku halleyn Soomaaliya

Ma dooneysaa in Soomaaliya ay gaarto nabadgelyo buuxda? Mise rabtaa in Soomaaliya ay ku tallaabsato horumar loo aayo? Waxaan rajeynayaa in labada su'aalood mid kasta aad Haa uga jawaabtay. Is weydii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liido iyo Madashu isu keey qaban la'

Madaxda Dowlad Goboleedka iyo Madaxda Qaranku waa in ay runta dalka iyo xaaladda shacabka Soomaaliyeed uu ku sugan yahay ay fahmaan, dareemaan, una dhaqmaan si ka tarjumeysa xaaladdeenna.In Shabaab ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobdon, Allah ha u Naxariisto

1971 qalabkaan ayaa wax lagu qori jiray. Waa xafiiskii aan ku lahaa Madaxtooyada Soomaaliya.Cabdi Xaaji Gobdon oo xalay ku geeriyooday Muqdisho, Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Macallin sannadihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka: Anna waa i kan

Baarlamaanka ayaa maanta soo saaray baaq ku wajahan Madasha wadatashiga ee nidaamka doorashada 2016. Baaqa Baarlamaanku wuxuu u muuqdaa in uu sii biirinayo cadaadiska lagu hayo Madaxda Madasha fadhida...

View Article
Browsing all 305 articles
Browse latest View live