Safaaradda Soomaaliya ee Washington
Danjire Axmed Cawad iyo Danjire Yusuf-GaraadWaxaan maanta la joogaa Danjiraha Soomaaliya ee Washington Axmed Cawad si aan uga qaato warbixin ku saabsan howlaha Safaaraddeenna iyo wadashaqeynta kala...
View ArticleKeydka Boostada
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, dhowr sano ayaan ka shaqeeyay labadeeda waaxood oo waaweyn; waa midda Boostada oo aan maamule ku xigeen ka noqday Boostada Degmada Hodon iyo Waaxda Isgaarsiinta oo...
View ArticleMaalmahaygii Bankiga Dhiigga
Bulshada Soomaaliyeed cuqdad ayay ka qabi jirtay in ay dhiig ku deeqdo. Sheekooyinka aan maqlay waxaa ka mid ah nin xaaskiisu ay xanuunsatay, markii loo sheegay in loo baahan yahay in uu dhiig ugu...
View ArticleYaaqshiid iyo Berbera
Dugsiga Sare ee Jeneral Daa’uud annaga oo fasalka fadhinna ayaa waxaa soo galay maamulaha Iskuulka oo aan u maleynayo in uu markaa ahaa Maxamed Maxamuud Sabban, ahaana Macallinkeenna Juqraafiga.Waxaa...
View ArticleAllow u naxariiso Macallin Kayd
Allah ha u naxariisto Maxamed Jaamac Kayd wuxuu ka mid ahaa macallimiinta wax i soo baray kuwa saameynta ugu badan ku yeeshay korriimada maskaxdeyda.Wuxu ii noqday Baraheyga Juqraafiga ee fasalka 7-aad...
View ArticleAragtida Castro ee Geeska Afrika 1977 (Qormo 4 Qeybood ah)
Shir ay 1977 yeesheen Hoggaamiyaha Cuba iyo Hoggaamiyaha Jarmal Bari ayay uga hadleen Soomaaliya iyo Ethiopia. Arkiifiyada Jarmalka ayaa 2005 dibadda soo dhigtay wixii lagu wada hadlay. Waxaan u...
View ArticleSheekada Xamar ee Disembar 2016
Xamar waxaan ka dhoofay iyada oo ay is dhintay tirada siyaasiyiinta iyo inta siyaasadda kulaasha. Waxay ku maqnaayeen caasimadaha Dowlad Goboleedyada oo ay doorashadu ka socotay.Hadda waxaan imid iyada...
View ArticleMa jiri karo Xildhibaan Qooto Qooto
Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nairobi markii Maxamed Cumar Xabeeb, oo ay dadku ugu yeeri jireen Maxamed-Dheere, uu bil gudaheed isaga casilay kursigii Baarlamaanka ee uu ku guuleystay. Wuxuu...
View ArticleBil fasax ah ayaan ku maqnaa 264 Bilood
Aniga oo Jaamacad ka qalin jebiyay. Aniga oo safarro aqoon kororsi u tegey France iyo Zimbabwe. Aniga oo haysta dhowr shaqo oo wanaagsan oo aan ku faraxsan ahay. Dhul iibsaday oo markaa guri...
View ArticleNISA
Diblomaasiyiin u badan kuwa shisheeye ee Muqdisho fadhiya iyo madax kale oo badan ayaan shalay ka mid ahaa oo lagu casuumay munaasad ay qabatay hey’adda Qaranka ee Amniga iyo Sirdoonka oo 47 sano...
View ArticleTabta tebinta Kufsi
Kufsi waxaa uu ka mid yahay dembiyada culculus ee Saxaafaddu ay tahay in ay aad uga fiirsato qaabka ay u tebineyso. Khibrad, aqoon guud iyo mid qaanuun in lala kaashado ka sokow, Saxaafadda tebineysa...
View ArticleMuranka Soohdinta Badda Soomaaliya & Kenya - Alif ilaa Ya'
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Qarammada Midoobay ICJ ayaa Khamiista 2-da Februray 2017 saacaddu marka ay tahay 5-ta Galabnimo wakhtiga Soomaaliya waxaa ay soo saari doontaa go'aan ay ka...
View ArticleRun ma aha Laakiin Been lama dhihi karo - Dood USA
Saxaafadda Soomaalidu maxay ka baran kartaa xarig-jiidka u dhexeeya Dowladda Madaxweyne Trump iyo saxaafadda Mareykanka? Maalmahaan waxaa dalka Mareykanka ka socota dood ka dhalatay muranka u dhexeeya...
View ArticleSaacado ayaa ka harsan Go'aanka ICJ ee berrito
Midig: Guddoomiyaha ICJ. Bidix: Guddoomiye Ku XigeenkaMuranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya waa mid aad u muhiim ah. Waxay labada dal isku haystaan bad uu bedkeedu yahay 142,000 km oo laba jibbaaran....
View ArticleMurashax Khudbadiisa Xikmad kama Hagrado
Guddoomiye JawaariWaxaan dhegeystay ku dhowaad dhammaan khudbadaha murashixiinta u soo istaagay Xilka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ay ka horjeediyeen fadhiga labada Gole ee...
View ArticleOlolaha Doorashadu waa Bilo Dhammaystay
Caasimadda Soomaaliya, Muqdisho waxaa soo buuxiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mudanayaal aqalka Sare, siyaasiyiin looga soo adkaaday kuraasta, salaaddiin, Madax iyo shaqaale Dowlad Goboleedyo,...
View Article...Dhawaaq Farax leh mooyee Dhiillo kama Sugaayo
Dowladnimada Soomaaliya ee xorta ah waxay soo billaabatay bartamihii 1960. Ilaa iyo hadda waxay maraysay marba heer. 2017 ma ahan markii ay ugu sarreysay. Haddana marka la eego burburkii ka dib,...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo ayaa Codsi u jeediyay Shacabka
Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo xalay saq dhexe la hadlay dadweynaha ayaa uga mahadceliyey shacabka Soomaaliyeed daamaashaadka iyo isu soo baxa ay ku muujinayaan...
View ArticleGeneral Cadde Muuse - Qeybta Koowaad
AUN General Maxamuud Muuse Xersi oo loo yiqiin Cadde Muuse ayaa la aasay Talaado. Muu ahayn nin aan aad isu naqaan.Wuxuu ahaa Hoggaamiye aan is naqaan dhowr jeerna uu xiriir na dhex maray, shaqo ama...
View ArticleGeneral Cadde Muuse - Qeybta Labaad
Aqoonteyda kooban ee Cadde Muuse - Qeybta Labaad uguna dambeysa.Waa London. Waa Galab. Waa 2006. BBC ayaan ka sii deynay dood ku saabsan Galmudug. Sida dhaqan ii ahayd habeenkii inta aanan shaqada ka...
View Article