Farmaajo iyo Shariif
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, wuxuu xalay qaabbilay Madaxweynihii hore, Shiikh Shariif Shiikh Axmed.Madaxweyne Farmaajo dhowr dabaq inta uu ka soo degey ayuu Shiikh Shariif...
View ArticleXafid Rasaasta
Rasaas in la rido oo lagu dabbaaldego waa laga habboon yahay sababo dhowr ah awgood.Sababaha waxaa ka mid ah in rasaastu ay lacag ugu fadhido dowladda.Midda kale, Soomaaliya waxaa saran cunaqabateyn...
View ArticleDoodihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Qeybta Koowaad
Xarunta Shabeelle ee JaamacaddaJaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS) berigii aan ardayga ka ahaa 1982 – 1986 waxaa dhaqan u ahayd in ay qabato dood cilmiyeedyo iyo muxaadarooyin ay qaarkood jeediyaan...
View ArticleDib u Milicso Mustaqbalka Villa Somalia
Laga soo billaabo Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Axmed, Guddoomiye Shariif Xasan iyo Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi, ku xiji Nuur-Cadde, Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Saacid Shirdoon, Cabdiweli...
View ArticleYabooh, Qofna Qado uma Gooyo - Socdaalkeyga Beydhaba
Waxaan shalay fursad u helay in aan booqdo xero Barakacayaal gaajeysan oo ku taal duleedka Koofur Galbeed ee magaalada Baydhaba iyo Isbitaalka magaalada.Waxaan ka mid ahaa mas’uuliyiin Soomaaliyeed oo...
View ArticleHorta Farbaro
London kama fili kartid in aad rajeyso in aad u shaqeyso Dowladda UK adiga oo aan af Ingiriis qori aqoon akhrinna karin. Dal waliba waa sidaas oo kale marka ay timaaddo Afka rasmiga ah ee...
View ArticleDoodihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Qeybta Labaad
Cabdirisaaq Maxamed Abubakar oo xubin ka ahaa Golaha sare ee Kacaanka, isla markaana ahaa Guddoomiyaha Hoggaan Xisbi* ayaa habeen la hadlay ardayda Jaamacdda.Ka dib markii weydiimaha la furay ayaa...
View ArticleDoodaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Qeybta Saddexaad
Axmed Shariif, Kulliyadda AfafkaAxmed Maxamed Ducaale oo ardayda Jaamacadda ka tirsanaa ayaa i xusuusiyay in uu sidoo kale su’aal weydiiyay Axmed Maxamuud Faarax, oo ahaa Wasiirka Macdanta iyo Bayaha...
View ArticleDoodihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Qeybta Afraad
Cabdiraxmaan Jaamac BarreDoodaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee xusuusta igu reebay waxaa ka mid ah hadal uu jeediyay Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo madaxda dalka ugu sarreysa ka mid ahaa oo habeen...
View ArticleDoodihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Qeybta Shanaad
Dr. Cusmaan Aden Cabdulle, oo ahaa Agaasimaha Bankiga Dhiigga, oo annaga oo arday ah Jaamacadda nagula hadlay ayaa nooga warramay dhibka Bankiga ka haysta keydka dhiigga. Wuxuu nooga warramay xaaladda...
View ArticleDoodihii JUS Qeybta Lixaad - Mataaneynta Qalinka iyo Qoriga
General Morgan oo ka mid ahaa saraakiisha Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ahaa nin uu Madaxweynuhu soddog u yahay, ahaana nin bulshaawi ah ayaa noqday Sarreeye Guuto, ka dibna Taliyaha Qeybta 21-aad ee...
View ArticleDoodihii JUS Qeybta Toddobaad - Mataaneynta Qalinka iyo Qoriga
T55 waa dabbaabbadda Ruushka ee XDS adeegsan jirayXarunta Taliska Qeybta 21-aad Kulankii koowaad waxaan la yeelannay saraakiisha ciidanka oo nooga warbixiyay ciidanka qeybta 21aad iyo aagga uu difaaca...
View ArticleDoodihii JUS - Qeybta Siddeedaad - Laan Waaleey
Taallada Daljirka Dahsoon, MuqdishoAnnaga oo ka kooban Macallimiin iyo Arday ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo u marti ah Taliska 21aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa subax naloo qaaday...
View ArticleDoodihii JUS - Qeybta Sagaalaad - Balanbal iyo Gelinsoor
Xaaji Maxamed Axmed LiibaanIntii aan ku jirany booqashada Qeybta 21aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaan ku soconnay jadwal buuxa oo subax iyo galab aan safar u nahay marba gaas, marba guuto, marba...
View ArticleKu Mahadsanid 3 Milyan oo Akhris
Saaxiibbadeey saxaafadda bulshada waxaan ugu mahadcelinayaa in ay in ka badan 3,000,000 (saddex milyan) oo jeer ay akhristeen qormooyinka blog-eyga. Waxaan u arkaa qaddarin iyo kalsooni. Anigana...
View ArticleDoodihii JUS - Dhoollatuska Jawiil - Qeybta Tobnaad
Waa qeybta Tobnaad uguna dambeysa taxanaha Doodihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. ***Dhuusa Marreeb iyo nawaaxigeeda markii aan ka soo dhammaannay waxaan u soo gudubnay Beled Weyne.Xilli...
View ArticleAllow u naxariiso Wasiir Nuur Faarax
Allah ha u naxariisto Danjire Nuur Faarax oo geeriyooday isaga oo ah Wasiir ka tirsan Xukuumadda hadda xilka wareejineysa.Nuur Faarax wuxuu ahaa nin ka dhowrsada caddaalad darro, musuqmaasuq iyo...
View Article11,000 oo Tan oo Deeq Turki ah - Raashin iyo Daawo
Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Turkiga, Veysi Kaynak, oo booqasho maalin ah ku yimid Soomaaliya ayaa Guddiga Gurmadka abaaraha ku wareejiyay 170 tan oo raashin ah oo ku rarnaa lix baabuur. Ra'iisal...
View ArticleSoomaaliya iyo Imaaraadka Carabta
Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, la dagaallanka arga-gixisada iyo burcad badeedda, kobcinta...
View ArticleSoomaaliya iyo Imaaraadka Carabta
Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, la dagaallanka arga-gixisada, burcad badeedda, kobcinta...
View Article