Quantcast
Channel: Yusuf Garaad
Browsing all 305 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjirayaasha Turkiga iyo Sweden ee Muqdisho

Waxaan maanta gooni gooni ugu qaabbilay Xafiiskeyga Danjiraha Turkiga ee fadhigiisu yahay Muqdisho Olgan Bekar iyo Danjiraha Sweden ee fadhigiisu yahay Muqdisho Mikael Lindvall.Danjiraha Turkiga waxaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjirayaasha Jarmalka, Talyaaniga iyo Imaaraadka

Maanta waxaan Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula yeeshay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Carlo Campanile iyo Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho, Mohammed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Mevlüt Çavuşoğlu

Galabta waxaan kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga MevlütÇavuşoğlu.  Waxaan ka wadahadalnay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dardar gelinta taageerada Dowladda Turkigu ay u fidiso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jarmalka

Maanta (Isniin) waxaan madaarka Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Jarmalka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Sigmar Gabriel oo booqasho maalin ah ku yimid dalkeenna. Ra’iisal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya iyo Ethiopia - Billow Wanaagsan

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno ayaa booqasho Qaran oo qaadatay 24 saacadood ku tegey dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho iyo Kigali - Shalay iyo Maanta

1995 Waxaan isu maray Muqdisho iyo Kigali.  Muqdisho waxay ku sugnayd xaalad aad u qallafsan.  Waxay ahayd Dowlad la’aan.  Waxay u kala qoqobnayd hoggaamiyayaal dhowr ah oo mid kastaa uu isku darsaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad

Maanta waxaan booqday Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad, dalka Sucuudiga.  Booqashada waxaa igu wehliyay Wasiirka Amniga, Maxamed Abuukar Islow, waxaana na soo dhoweeyay Danjiraha Daahir Maxamuud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalka Madaxweynaha

Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah.  Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay isugu yimaadeen oo aan uga qeyb galay magaalada Kigali ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda

Waxaa maalmahaan socda olole lagu dalbayo in ay Dowladdu u istaagto dhallinyaro Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada dalal shisheeye,  taas oo loo arko, ahna waajib Dowladda saaran.Maaddaama uu ololuhu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afur iyo Casho Arrimaha Dibadda

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda, Cabdulqaadir Axmedkheyr ayaan caawa waxaan afur iyo casho la qaaadannay dhowr iyo soddon mas’uul oo isugu jira Agaasimayaal Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afur iyo Casho Danjirayaasha Muslimka ah

Goor dhow waxaan soo gebagebeeyay Afur iyo casho aan u sameeyay Safiirrada Muslimka ah ee fadhigoodu yahay Muqdisho.Cashada ka dib waxaan uga mahadceliyay wadashaqeynta dhow ee ay la leeyihiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kormeer Kedis ah

Maanta (Isniin) waxaan xafiiskeyga ku soo dhoweeyay Ra’iisal Wasaare Xasan Kheyre oo kormeer kedis ah ku yimid xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda.Ka dib markii uu kormeeray qaar ka mid ah Waaxyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mowqifka Soomaaliya ee Khilaafka Diblomaasiyadeed ee dalal Carab ah

WAA WAR SAXAAFADEED oo ay soo saartay Dowladda Soomaaliyeed.Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxey ka xun tahay kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha Carabta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulammadeyda Maanta ee Nairobi

Midowga YurubMaanta waxaan qaddar saacad ah Nairobi kulan kula qaatay Danjirayaasha dalalka ka tirsan Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya iyo Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya iyo Wakiilka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oslo Forum iyo Soomaaliya

Shalay iyo maanta waxaan joogaa Oslo Forum oo ka dhacaya dalka Norway.  Waxaa isugu yimid madax badan oo caalamka ah.  Waxaan ka jeediyay hadal aan uga warramay marxaladda uu dalkeennu soo gaaray iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkeyga Ankara

Xalay waxaan u hoyday Ankara, caasimadda Turkiga.  Caawa ayaan ka amba baxay.Inta aan joogay Ankara waxaan midba kulan gooni ah la qaatay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Turkiga Ahmet Yıldız.Saacad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xorriyaddeenna, Midnimadeenna iyo Aayaha Ubadkeenna

Caawa waa habeenkii ugu horreyay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah la taago. Waxay ahayd magaalada Hargeysa 26-ka June 1960. Halgamayaashii suurta geliyay ee dhidibbada u aasay neecawda xornimada ee aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir-Madaxeedka Midowga Afrika iyo Shir-Doceedyo

Shirka Golaha Wasiirrada IGAD oo aan uga qeyb galay magaalada Addis Ababa ayaa waxaa uu ahaa shir-doceed dhinac socday laba maalmood oo shirka Golaha Wasiirrada dalalka ku bahoobay Midowga Afrika ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya ayaa Ethiopia kala wareegtay Maxaabbiis

Waxaan caawa aad ugu faraxsan ahay in ay Muqdisho ka soo degeen 114 Maxbuus oo Soomaali ah oo wadahadal aan la yeelannay Madaxda Ethiopia ka dib laga soo daayay jeelal ku yaalla Ethiopia.Iyaga oo aad u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saaka Muqdisho Galabtana Juba

Sawirka waxaa qaaday Adow MohamedGalabta waxaan magaalada Juba, caasimadda Sudan-ta Koofureed uga qeyb galay shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD ay kula kulmeen wakiillo ka socda bulshada...

View Article
Browsing all 305 articles
Browse latest View live