Quantcast
Channel: Yusuf Garaad
Browsing all 305 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qanyare Qaybta Saddexaad

Qaahira 19971997 markii Hoggaamiyayaashii Kooxaha Soomaaliya ay ku kulmeen Qaahira, waxay ka koobnaayeen laba isbahaysi.Shirku wuxuu u ekaa mid ka dabaakhaya shirarkii Addis Ababa ka dhacay ee inkasta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qanyare - Qaybta Afraad (Uguna Dambeysa)

Dayniile 2006Xarunta Maxamed Qanyare ku lahaa Dayniile ayaa 2006 waxaa isugu yimid Hoggaamiye Kooxeedyadii Muqdisho ee hubka ugu badan haystay. Qaarkood waxay noqdeen Wasiirro ka tirsan Dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

The War - Guulahayagii Cajiibka ahaa ee Afrikada Bari

Waa majalad soo baxday 28 March 1941.Waa bartamihii dagaalka labaad ee Adduunka. Oo socday 1939 ilaa iyo 1945. Majaladda oo qoreysay wararka jiidaha dafaalka oo qaarad kasta ka socday waxaa magaceeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababta Dacwadda Soomaaliya ee Soohdinta Badda iyo Nuxurka Diidmada Kenya

Bisha September 2019 waxaa loo ballansan yahay dhegeysiga dacwadda soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya.Ballantu waa Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda, ICJ, oo ku taalla magaalada Hague.Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eng. Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah

Eng. Cabdiraxmaan - Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii oo dorraad Baydhowa ka soo amba baxday. Eng. Yariisow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afeef iyo Araar

Saaxiibbadeyda saxaafadda bulshada waxaan uga mahadcelinayaa sida ay aragtidooda oo xor ah iigu soo bandhigaan akhristayaasha kalena ay ula wadaagaan marka aan soo qoro mowduuc ku saabsan nolosheenna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saxaafadda iyo Danta Qaranka

Taleyda SaxaafaddaSaxaafadda waxaan u soo jeediyay in ay ilaaliso xeerarka saxaafadda. In ay mar kastaba ahaato mid ay wararkeeda oo dhami ay sugan yihiin. In ay ahaato mid dhexdhexaad ah oo dhinacyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Axmed - Keyse, Allah ha u Naxariisto

Dhallinyarada maanta qaarkood marka aan la sheekeysto waxay igu yiraahdaan waxaa naloo sheegay in aad BBC ka shaqeyn jirtay. Markaa ma filayo in ay yaqaannaan Axmed -  Keyse oo Yurub Jaamacad uga qalin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halista ba'an ee Muqdishooyinka 2020

Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay uguna khatarta badnayd waxaa loo baahan yahay laba.Maskax aan weerar ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eraybixinta Soomaaliga

Eraybixin waxaa ula jeedaa marka fikir, tab ama walax af ama dad aan Soomaali ahayni ay sidaan la isku dayo in loo helo af Soomaali.Eraybixin waxay noqon kartaa eray af Soomaaliga ku jira oo u dhigma...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuur-Cadde: Booliis, Samafale, Siyaasi iyo Diblomaasi

Taliyaha Booliiska, Gen. Aden - Kuukaay. Col Nur goobjoogNuur Xasan Xuseen, Nuur –Cadde, wuxuu ahaa nin muddo ka badan nus qarni u shaqeeyay Dowladda Soomaaliya, jagooyinka dalka ugu sarreeyana ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xilwareejinta Galmudug waa Safar Billow ah

Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Ducaale Xaaf, waxaan ugu hambalyeynayaa sida sharafta leh ee uu xilkii Madaxtinnimada Galmudug ugu wareejiyay Madaxweynaha Cusub, Axmed  Cabdi Kaariye,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suleymaan iyo Walaalkiis iyo Qaybaha Saddexaad iyo Afraad ee Taxanaha 77

Sarkaalka Goobta ee ICRCTaxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta LabaadXamar aniga oo aan ka bixin ayaan day dayi jiray meel ay u badan yihiin oo aan ku wadahadalno Soomaalida ka soo jeedda Woqooyi, raadin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Billowga Safar Toban Gobol - Qaybaha Shanaad, Lixaad iyo Toddobaad ee...

Saddexdan qormo mid kasta waxaad akhrin kartaa marka aad cinwaanka dul tago oo aad dhag siiso.*****Halxiraalaha Xannaanada XoolahaTaxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta ShanaadGeed aan u maleynayo in uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beled Weyne ilaa Berbera iyo Hargeysa - Taxanaha Maxaabbiistii 77

Matabaan ilaa Berbera Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta SiddeedaadWaxaa na soo daba galay gaari Landcruiser ah nooca loo yaqaan hardtop. Waxaa saaran dhowr nin oo dhar rayid ah lebbisan.  Waan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Borama, Boosaaso ilaa Muqdisho - Taxanaha Maxaabbiistii 77

Borama iyo Soo NoqoshoTaxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Kow iyo TobnaadGebiley ayaan tagnay iyada oo roob aad u xooggani uu da’ayo.   Magaalo aadan aqoon, qof waddada socdaana aanuu jrin oo roob laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qoraa Sare Siciid Cabdisalaan Allah ha u Naxariisto

Gaalkacyo 1952, faahfaahinta sawirka ka eeg dhammaadkaAllaah ha u naxariisto Siciid Cabdisalaan oo ku geeriyooday Muqdisho. Wuxuu ahaa suxufi sare oo aqoon yahan ah. Muddo dheer dalka u soo shaqeeyay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Galmudug 2020

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Qoorqoor iyo Madaxweyne Ku Xigeenka, Cali-Ciid, waxaan ugu hambalyeynayaa dhismaha Xukuumadda tayada leh ee Galmudug ee qabyada ah.Aad ayaan ula dhacay miisaanka wadar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caabud Waaq - Taxanaha Safarkeyga Galmudug - Maarso 2020

Ugaaska (dhexda)Waxaan goor subax ah ka amba baxnay Dhuusa Marreeb. Waxaan wadannaa laba gaari. Ciidan nama wehliyo.Waxaan ka kooban nahay saddex Muqdisho ka timid iyo laba noo wehel yeeshay iyo laba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caano Ari iyo Daango - Taxanaha Safarkeyga Galmudug - Maarso 2020

Waxaan barqadii ka shiraacannay Dhuusa Marreeb. Waxaan ku joogna waddada laamiga ah ee haddii aadan ka harin ku geyneysa Muqdisho.Waa intaan saaxiibbadeey ka laacinWaddada waxay qeyb ka tahay...

View Article
Browsing all 305 articles
Browse latest View live